Beesha Maxamed Cigalle oo side kale loo yaqaan Bah dhulbahante waa jilib ka tirsan Cumar maxamud ee Beelwaynta Majeerten wxayna isxigaan aadan cigale liiban cigalle iyo shirwac cigalle
Beesha Maxamed Cigalle waxay inta badan degaan gobollada puntland sida mudug iyo nugaal sidoo kale waxay deggaan dawlad degaanka samalida wxayna leeyihiin qurbo joog oo ku kala nool meelo kala duwan oo dunida ah.
Beesha Maxamed cigalle waa beel lagu amaano laguna yaqaan ilaalinta nabada iyo daris-wanaaga waana beel sharaf iyo qadarin ku dhex leh beelaha ay ood-wanaaga yihiin waana beel aan cidna ku xadgudbin iska celisa cidii kusoo xadgudubta
Last edited: 29 Oct 2026