Surah
الفاتحة
Al-Fatiha (Al-Faatiha)
-
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ 11:1
Somali Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
Sahih International In the name of Allah, the Entirely Merciful, the Especially Merciful.
-
ٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ 21:2
Somali Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
Sahih International [All] praise is [due] to Allah, Lord of the worlds -
-
ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ 31:3
Somali Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
Sahih International The Entirely Merciful, the Especially Merciful,
-
مَٰلِكِ يَوْمِ ٱلدِّينِ 41:4
Somali Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).
Sahih International Sovereign of the Day of Recompense.
-
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ 51:5
Somali adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).
Sahih International It is You we worship and You we ask for help.
-
ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ 61:6
Somali ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).
Sahih International Guide us to the straight path -
-
صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ 71:7
Somali Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.
Sahih International The path of those upon whom You have bestowed favor, not of those who have evoked [Your] anger or of those who are astray.
Text from the Tanzil Project · Recitation via EveryAyah